Daawo Maamulka Heer Gobol Iyo Heer Dagmo ee G.Gabiley oo Ku Dhawaaqay wajigii labaad Ee Samato Bixinta Dadka Ay Abaaruhu Heleen in Loo Qodaayo Beeraha

Gabiley(GNN)Maamulka Gobolka Iyo Dagmada Gabiley Oo AY Weheliyaan Gudiga Abaraha Ee Gabiley Ayaa Maanta Ku Dhawaaqay Inay Guda Galen wajigii labaad Ee Samato Bixinta Dadka Ay Abaaruhu Heleen
Shirkan Jaraaid Ee Ay Ku Shaacinayen Gudo Galista Wajigii Labaad Ee Samato Bixinta Abaaraha Oo Ah Sidii Beeraha Logu Qodi Lahaa Dad Aan Awoodin Inay Qotaan Beeraha Sidokalena waxay Maamulku Baaq Dheer U Diriin Cidkasto Ka Qayb Qaadanaysa Taakulada Dadkani

Gabiley.Net

Office Gabiley