Gabiley – Guri uu Leeyahay Mid Ka Mida Shaqaalaha Bangiga Gabiley oo Dabqabsaday

Gabiley (GNN)- waxaa Dab Qabsaday Guri uu Leeyahay Mid Ka Mid Ah Shaqaalaha Bangiga Gabiley oo ku yaala magalada gabiley .

11

Gubashada Gurigani Ayaan La Garanaynin Waxa Uu Dabku ka Kacay Balse Gabi Ahaanba Uu Shufbelay Gurigaasi Waxana Gurigasi lahaa Mid Ka Mid Ah Shaqaalaha Bangiga Gabiley islamarkana Lagu Magacaabo Warsame Sh Muxumed Warsame iyadoo wakhtigaa Gurigaasi Gubanaayayna Ay Ku Sugnaayeen Qoyska Warsame Sh Muxumed Warsame Balse Ay Dadkii Ka Bexeen Gurigasi,Dabku Guba Balse Agab wixii dhex yaalay Gurigaasi Ku Shufbeeleen Gabi ahaanba.

22

 

gurigii gubtay.2
bakhtiinta Gurigani Ayaa Waxa Si Wayn Uga Qayb Qaatay Bulshawaynta Reer Gabiley oo si isku Duubnaan Ah u, Damiyay Dabkaasi.Ilaa Iyo Hada Lama Garan Waxa Uu Ka Kacay Dabkasi

Gabiley.net

Gabiley office