DAAWO Sawirada: Fanaanka Nuur Daalacay Oo Jaaliyada Somaliland Ee Ohio Ee Dalka Maraykanka Kala Qayb Galay Xuska 18ka May

Halkan Ka Daawo:Sawiro Fanaanka Nuur Daalacay Oo Jaaliyada Somaliland Ee Ku Nool Magaalada Ohio Ee Dalka Maraykanka Kala Qayb Galay 18ka MayFanaanka Caanka Ah Ee Nuur Dalacay Oo Ayaamihii U Danbeeyay Safar Ku Joogay Dalak Maraykanka Kana Qayb Galay Xuska 18ka May Ee 25 Guurada Ka Soo Wareegtay Tan Iyo Maalintii Somaliland Ay Gooni Isu Taageeda Ka Qaadatay Dawlada Soomaliya
Ayaa Fanaanka Nuur Daalacay Waxa Uu Sanadkan Kaga Qayb Galay Xuska 18ka May Jaaliyada Ku Nool Dalka Maraykanka Isaga Oo Soo Ban Dhigay Wacdaro Iyo Heeso Ka Turjumaaya Horumarka Ay Gaadhay Dawlada Somaliland
Waxaana Habeenkii Xalay Show Aan Loo Kala Hadhin Oo Lagu Xusaayo 18ka May Kaga Qayb Galay Magaalada Ohio Ee Dalka Maraykanka Waxaana Ka Soo Qayb Galay Badiba Jaaliyada Somaliland Ee Ku Nool Dalka Maraykanka