Iska Hor Imaad Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Sababay Oo Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle.

Waxaan iska hor imaadkan dhex maray labada kooxod uu sababay khasaaraha dhimashada hal qof halka mid kalena ku dhaawacmay.

Cabdikarim Axmed Ismaaciil oo ku nool magaalada buuhoodle oo aan la xidhiidhnay ayaa noo sheegay in ganacsatadani isku maan dhaafeen keenisga jaadka loo yaqaano miirooga oo isagu kasoo gala dhanka magaalada laascaanood.

Wali ma jiraan warar rasmi ah oo kasoo baxaya khasaaraha rasmiga ee ka dhashay dagaalkaa dhex maray labada kooxood ee kala taageersan ganacsatada keenta jaadka.

Waxii warara ee soo kordha kala soco shabakada Gabiley.Net.