Jaamac Hilaac Oo Wasiir Cali Mareexaan Ku Eedeeyey Inuu Dabada Ka Riixayo Khilaafka Golaha Deegaanka Burco Baaqna U Direy Madaxwaynaha Somaliland

Hargeysa(GNN)Xoghayaha dib dajint xisbiga mucaradka ah ee WADDANI mudane Jaamac hilac ay aka hadlay khilafka golaha deegaank burco, waxana wasiir Cali Mareexaan Ku Eedeeyey Inuu dabada ka riixayo khilafka golaha deganka burco, waxaana uu baaq u direy xukumadda Somaliland iyo madaxwaynaha Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Gabiley.Net