MADAXTOOYADA SOMALILAND OO WAXLALA YAABO KU TILMAAMTAY MASUULIYIIN KA HADLAY SAFARKII JABUUTI EE MADAXWAYNE SIILAANYO.

Hargaysa (GNN) Madaxtooyada Somaliland ayaa wax lala Yaabo ku tilmaamtey Siyaasiyiin iyo Masuuliin Mudooyinkii udanbeeyey Jawaabo iyo Aragtiyo ka Bixiyey Sidii Dawlada Jibouti ay uqaabishay waftiga Madaxwayne Siilaanyo uhogaaminayey ee Ka qaybgalay Caleemasaarkii loo Sameeyey Madaxwaynaha Dalka Jibouti

 

Gabiley.Net

Gabiley Office