Ogeysiis: Jaaliyada Somaliland Ee Belguim iyo Xaflada Dabaaldaga 18 May Oo Ka Dhici Doonta Brussels.

Waxa La Ogeysiinaya Dhamaan jaaliyada Somaliland ee Dalka Belguim in la Qaban Doono Xuska iyo xaflada maalinta qaranimada Somaliland ee 18 May Oo Sanadkan la qaban doono maalinta taariikhdu tahey 14 May 2016  laguna qaban doono magaalada Brussels.

Hoos ka eeg Goobta iyo saacada la bilaabi doono oo ah ugu danbeyn 4 galabnimo.

Adreeska xafladu: Rue D’école 176, 1080 Molenbeek, Bruxelles.

Saacada =16 h.

La xidhiidh
1 Houssein barkad tel 049/3368628
2-Abdo yusuf tel 0485/431765
3- Aden hassan tel 0465/946318
4- Mohamed moussa tel 0493/455919
5-sahra sahal tel 0465/588799