Shil Gaadhi oo Naxdin leh Oo Lix Qof Ku Geeriyoodeen Oo Maanta Ka Dhacey Sheekh iyo Burco dhexdooda.

Deg Deg:Shil Gaadhi Oo Naxdin Badan Ayaa Ka Dhacay Wadada U Dhaxaysa Magaalada Burco Iyo Degmada Sheikh+Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca

Geeri Aad U Naxdin Badan Ayaa Iminka Ka Dhacday Wadada U Dhxaysa Magaalada Burco Iyo Degmada Shiikh Oo Ka Tirsan Gobolka Saaxil
Gaadhi Ah Nooca Loo Yaqaano Noah Ayay Isku Dhaceen Gaadhi Booyad Shiidaal ah Gaadhigan Ayaa Siday Dad Dalxiis Ah Oo Isugu Jiray Arday Iyo Dadkale Oo Ka Dalxiis Tagay Gobolka Togdheer
Waxaanu Shilkani Dhacay Ka Dib Markii Ay Isku Dheceen Laba Gaadhi Oo Ah Nooca Loo Yaqaan Raaxo Taxi Ama Dukhaan Iyo Gaadhi Kale Oo Booyad Ah
Shilkan Gaadhi Ayaa Sababay Dhimashada Todoba Ruux Iyo Iyo Laba Qof Oo Midi Dhaawac Culus Yahay
Mid Ka Mida Dadka Goob Jooga Ah Oo Telefoonka Ku Waraysatay Warbaahintu Isla Mrkaana Lagu Magacaabo Cabdi Risaaq Sugaal Ayaa Noo Xaqiijiyay Inay Shilkaa Baabuur Ku Dhnteen 7 Qof Halka Ay Ku Dhaawacmeen Laba Qof Dadkan Ayaa Saacadaha Soo Socda La Filayaa In La Soo Gaadhsiiyo Cusbataalada Magaalada Burco.
Log1