Siyaasi Aadan Maxamed Xaaji oo Ku Sugan Dalka Maraykanka Ayaa Hanbalyo Xuska 18may Awgeed Ah u Diray Shacabka Reer Somaliland

Gabiley(GNN)Siyaasi Aadan Maxamed Xaaji , wuxuu hambalyo Iyo Duco U Dirayaa Dhamaanba Shacabka weynaha reer Somaliland Meelkasto oo ay Joogaan iyo Guud ahaanba shucuubta islaamka, Munaasibada xuska sanadguuradii ka soo wareegtay markii qarankan somalialnd xornimadiisa dib ula soo noqotay Awgeed,

aadanwali
Siyaasi Aadan Maxamed Xaaji waxaa uu Illaahay uga baryeyaa umada reer Somaliland inay Xuskan, xuskiisa ku gaadhaan bash bash, barwaaqo iyo nabad qab,Isaga oo sida oo kalena Illaahay uga baryey guud ahaanba inta xanuunsanaysa in uu xanuunka ka dulqaado, intii dhimatayna uu u naxariisto oo janatul Fardawsa uu ka waraabiyo

Aamiin Aamin Aamin