Xubno Wasiiro Ah Oo Ka Socda Xukumadda Somaliland Oo Socdaal Ku Tagay Deegaanada Bariga Gobolka Sanaag Iyo Nuxurka Ujeedada Socdaalkooda

Hargeysa(GNN)Xubno wasiiro ah oo ka socda xukumadda Somaliland aya manta socdaal ku tagay deegaanad bariga Somaliland, waxaana ujeedad socdaalkoodu ahayd indha indhaynta xaalada dad iyo duunyo ee deegaanadaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

Gabiley.Net