Agaasimaha Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Sheegay Inay Kasoo Horjeedaan In Somaliland Ka Qayb Gasho Tartanka Kubada Cagta Ee Loo Qabtay Dawladaha Aan La Aqoonsanayn

Hargeysa(GNN) Agaasimaha Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland oo ku sugan magaalada borama ayaa sheegay inay si adag uga soo Horjeedaan In Somaliland Ka Qayb Gasho Tartanka Kubada Cagta Ee Loo Qabtay Dawladaha Aan La Aqoonsanayn, isaga oo sheegay inaanay Somaliland u qalmin inay ka qayb gasho tartankaasi, waxaana uu Dhaliilo Usoo Jeediyay Xisbiga WADANI gaar ahaan xoghayaha warfaafinta xisbiga wadani Cabdirashiid Xasan Mataan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka