Barcelona oo sirasmi ah ula soo Wareegtay Xidiga Denis Suarez

Kooxda Kubada Cagta Barcelona ayaa shaacisay in ay la soo Wareegeen Cayaaryahanka kooxda Villarreal ee Denis Suarez kaas oo ay ku soo qaateen Lacag dhan 3.5 million euros.

14654914379235

Denis Suarez oo ah Cayaaryahan khadka dhexe ka dheela oo aad u Wanaagsan ayaa Waxa uu Barcelona soo Gaari doonaa sida lasheegay 1 da bisha July halkaa oo Saxaafada loogu soo bandhigi doono.

Barcelona ayaa weli waxa ay suuqa ka baadi goobayaan Cayaaryahano wanaagsan oo daafaca ka dheeli karaya balse weli Gacanta kuma dhigin Wax Cayaaryahan ah oo daafaca ka dheeli karaya.

Gabiley.net
Gabiley office