Daawo-AUN Abwaanad Madaxda Qaranka Somaliland Gabay 21 Suaalood Ah Ku Waydiisay, Toloow Maka Jawaabeen.

Hargeisa(GNN):-Alle Ha U Naxariistee Abaanad Nimco Aadan Hurre Oo Dhawaan Ku Geeriyootay Magaalada Hargeisa Ayaa Ka Hor Intii Aaney Ifka Ka Tagin ee Ay Dhalatay Xukuumada Hadda Talada Haysa Ku waydiisay Maanso Ay Tirisay 21 Su’aalood oo Kala Duwan, Alle Ha U Naxariistee Waxaan lagu Xasuustaa abwaanadaa Hibo Uu Alle u Siiyey Afka Iyo Odhaahda Murtida Iyo Ahayd Sugaanyahanad In Badan ka Gabayday Arrimaha Bulshada.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network
Axmed Almis.