DAAWO: FAA’IIDOOYINKA AY JIDHKA BANI’AADAMKA ULEEDAHAY QANIIN YADA QUDHAANJADU.(XOGTA DAHSOON)

Hargaysa (GNN) Qudhaanjadu waxay ka mid tahay Xasharaadka yaryar ee meelkasta oo caalamka ka tirsan laga heli karo, hadii ay ku qaniinto qudhaanjadu ha ka xanaaqin, hana u qaadanin inay waxyeelo kuu gaysatay, hana ku fekerin inaad disho, sababtoo ah qaniinyadeedu waxay kuu leedahay faa’iido waana in aad ugu mahadnaqdaa (inkastoo ilaahay leeyahay mahadnaq oo dhan).

 

Gabiley.net