Daawo-Fanaanada Hibo Maxamed Hudoon “Hibo Nuura” Oo Baaq Nabadeed U Dirtay Shacabka Ku Dagaalamaya Gobolada Barri.

Hargeisa(GNN):-Daawo Fanaanada Caanka Ah Hibo Nuura ayaa Iyada Oo ka Murugaysan Baaq Nabadeed U Dirtay Shacabka colaadu Ku Dhexmarayso deegaanada bariga somaliland.