Daawo Gudoomiye Cirro Ka Qeyb Galaya Kulan Lagu Qabanayo Baarlamaanka Dalka Sweden.

Daawo Gudoomiye Cirro oo Lagu Soo Dhaweeyey Sweden Sheegayna Inuu Ka Qeyb Galayo Dood Maanta Lagu Qabanayo Baarlamaanka Dalka Sweden oo uu Kasoo Qeyb Galayo Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Sweden oo Lagaga Doodayo Aqoonsiga Somaliland