DAAWO GUDOOMIYE FAYSAL CALI WARAABE OO KA HADLAY MUHIIMADA AY SOMALILAND U LEEDAHAY XUSKA 26-JUNE IYO QAABKII MIDOWGU U DHACAY

Hargaysa(GNN)Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa waxa uu ka hadlay muhiimada ay Somaliland xuska 26 June, isgaa oo sidoo kale tafaasiil ka bixiyay qaabkii uu u dhacay midowgii 1960.

 

Gabiley.net