Daawo: Hooyo Somaliyeed oo film ku soo bandhigtay Tiyaatarada ugu weyn magaalada Bristol

Filmkan Yusuf Cant’ Talk ee Hooyo Nuura Aabe oo ay ku soo bandhigtay mid ka mid ah Tiyaatarada ugu facaweyn uguna qadiimsan magaalada Bristol oo la yidhaahdo Arfonili Bristol waxay ku  soo bandhigtay oo kaga waramaysaa taariikhdii iyo dhibkii ka soo martay iyada iyo bulshada Somalida ah ee ay la degan tahay markii inankeedii uu ku dhacay Autism oo ah xanuun ilamaha ka qabsada sidii uu ula xidhiidhi lahaa bulshada ku gedaaman, dhexgalka bulshada,  hadalka iyo dabeecadahaba, kaas oo aan badi dadka Somalida ahi faham badan ka haysan wakhtigaa.

Filmkan oo loogu magac daray Yusuf Can’t Talk waxay kala oo kaga hadlaysaa sidii ay u samaysay urur la yidhaahdo Autism-Independence oo ay ku midoobeen waalidiin Somali ah oo haysta caruurtan si ay caawimada ay u baahan yihiin u helaan.

Daawo Filmkan oo afka Ingiriisiga ah.

saki   nuura2  nuura   inanta shoodhenuura saki4