Daawo-Khatarta Ay Leedahay Shilalka Baabuurta Iyo Dirwal Taraag Ku Jira Oo Muujiyey Masuuliyad Darro.

Hargeisa(GNN):-Daawo-Khatarta Ay Leedahay Shilalka Baabuurta Iyo Dirwal Taraag Ku Jira Oo Muujiyey Masuuliyad Darro, Dirawalkan Ayaa Waxaa Baabuur Kasoo Kaxeeyey Wadada U Dhaxaysa Berbera Iyo Hargeisa oo Ah Ta ugu khatarta badan dhinaca shilalka waxaana uu guud ahaanba faraha ka qaadayaa baabuurka maamulkiisa isagoo lugta ku haya isteerinka, arrinta ayaa u baahan in talaabo ay ka qaadan ciidamada nabad-galyada wadooyinku.

Hargeisa Somaliland