DAAWO MUQAAL: DHALINAYARO ARAGGA KA NAAFO AH OO KU NOOL MAGALADA BURCO OO DALLBANAYAA IN AY HELAAN GOOB WAXBARASHO.

Burco(GNN)Qaarkamida Dhalinyarada Togdheer ayaa isku hawlay Inay Codkooda Gaadhsiiyaan Dadka Aragga (Indhaha) Naafada ka ah (Indholayaasha) guud ahaanba Bulshada si Bisha Ramadaan looga faaideysto khayrka looguna sameeyo xarun waxbarasho oo Burco looga dhiso

 

Gabiley.net