Daawo-Muwaadiniin Somaliland Ka Hirgaliyey Shirkad lagaga Maarmayo Beedkii Digaaga Ee Ka Iman Jiray Dibeda.

Hargeisa(GNN):- Muwaadiniin U Dashay Dalkan Somaliland Ayaa Hindisay Islamarkaana Dalka ka Hirgaliyey Shirkad La Magacbaxday Maandeeq Oo Soosaarta Boqolaal Beeda Islamarkaana Ka Tayo Iyo Caafimaadba fiican Beedkii hore dalka ugaga iman jiray dalk dibadiisa. Daawo Warbixin Lagaga Diyaariyey.

 

 

Hargeisa Somaliland

Gabiley News Network