Daawo-Xuska Munaasibada 26june Ee Qaranimada Somaliland Iyo Sidii Looga Xusay Gobolka Gabiley.

Gabiley(GNN):-Daawo-Xuska Munaasibada 26june Ee Qaranimada Somaliland Iyo Sidii Looga Xusay Gobolka Gabiley. Habeenimadii Xalay Ahayd lagu qabtay Jaamacada Timacade University Ee Gobolka Kana Gabiley Munaasibadasi Oo Ahayd mid la isku arkay oo xuddun looga dhigay taariikhda ay Somaliland soo martay muddadaa 56ka Sannadooda, oo ay ku jirto muddo 30 sannadood

Gabiley News Network

Axmed Almis.