DAAWO:Afhayeenka Ciidamada Booliska SL oo Sheegay in ay Gacanta ku soo dhigeen Sadex eedaysane.

Halkan Ka Daawo Afhayeenka Ciidamada Booliska Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis ayaa Sheegay in Ciidamada amaanku ay Gacanta ku soo dhigeen Sadex eedaysane oo lagu tuhmay inay Maleegayeen Falal ka dhan ah Nabadgalyada.