DAAWO:Gudida Joogtada Ee Golaha Wakiilada Oo Soo Kormeeray Madaarka Hargeysa.

Halkan Ka Daawo Gudida Joogtada Ee Golaha Wakiilada S/land Oo Kormeeray Madaarka Caasimada Hargeysa Si Ay Ugu Kuur Galaan Hanaanka Shaqo Ee Madaarka