Daawo:Somaliland Ka Badisay Chagos-Island kuna dirtay 3-2 iyo Sumcada SL Koru Kacday.

Halkan Ka Daawo Kooxdan ayaa noqonaysa kooxdii ugu horaysay ee Somaliland fagaare ciyaaro caalami ah calanka ka muujiay