DAAWO:Suldaanka Guud ee Subeer-awal oo Ka Hadlay Xadhiga Gudoomiyaha Wargeyska Foore,Xukuumadana Ugu Baaqay.

Halkan Ka Daawo Suldaanka Guud ee Subeer-Suldaan Xasan Suldaan C/laahi Suldaan C.raxmaan ayaa Xukuumada Somaliland ugu Baaqay Inay Xoriyadiisii Usoo Celiso Suxufi C/rashiid Sh C/wahaab Oo Maalmihii u danbeeyey ku xidhan hargeisa.