DAAWO:Wasiiro ,Maamulka SDF Iyo Mareyaha Biyaha Hargeysa Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Biyo Ah Oo Laga Hirgaliyay Degaanada Ayax 1aad Iyo 2aad.

Halkan Ka Daawo Wefti Wasiiro Ah Iyo Mareyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Biyo Ah Oo Laga Dhameeyey Degaanada Ayax 1aad Iyo 2aad Ee Dadka Danyarta ahi Degen Yihiin.