Gudomiyaha Cusub Ee Togwajaale Mr Aadan (Shiine) Waxa Uu Tacsi Tiiranyo Leh U Dirayaa Qoyskii Qaraabadii Iyo Asxaabtii Uu Ka Baxay Marxuun Dr Omar aw,cismaan Maxamed oo maanta ku Geeriyod magaalada tog wajaale

Inaalilaha wa inaa ilayhi raajucuun kulu nafsu Daa iqatul mawt

Gudomiyaha Cusub Ee Togwajaale Mr Aadan Muuse Cilmi(Shiine) Waxa Uu Tacsi Tiiranyo Leh U Dirayaa Qoyskii Qaraabadii Iyo Asxaabtii Uu Ka Baxay Marxuun Dr Omar aw,cismaan Maxamed oo maanta ku Geeriyod magaalada tog wajaale

Anigoo Ah Gudomiyaha Cusub Ee Dagmada Togwajaale Aadan Muuse Cilmi  Waxan Halkani Tacsi tiiraanyo leh uga Dirayaa Ugu Horaynba Marwo Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis Iyo Caruurteda dhamaan ilma cumar aw cusmaan Maxamed waxan ka tacsiyaynayaa Geeridii ku timid aabohood Marxuun Dr Omar aw,cismaan Maxamed Oo maanta ku Geeriyod magaalada tog wajaale

Sidokalena Dhamaanba Waxan Tacsi Tiiranyo Leh U Tacsiyaynayaa Oo Aan Halkani uga Dirayaa Walaahilii Ilma Aw Cismaan Maxamed Buux Qoyskii Qaraabadii Iyo Asxaabtii Uu Ka Baxay Marxuun Omar aw,cismaan maxamed Waxanan Leeyahay Inaalilaahu wa inaa ilayhu raajucuun kulu nafsu daa iqatul mawt
Alle ha u naxariisto su,aasha qabriga ha u fudaydiyo janooyinkiisa ha Ku casuumo ehelkii , qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa alle ha ka siiyo allaahuma amiin yaa rabbii amiin amiin