Hargeysa:-Arday Dugsiyo Kala Duwan Ka socday Oo Imtixaaankii Shahaadiga Ahaa Maanta Usoo Gabagaboobmay Kadib Hakad Galay Muddo Hal Maalin Ah+Sababta

Hargeysa(GNN)Iyada oo uu shalay imtixaankii shahaadigaa ahaa kasoo gabagaboobmay gobolada iyo degmooyinka dalka Somaliland ayaa waxa maanta uu imtixaankii shahaahadiga usoo gabagaboobmay arday ka kala socotay dugsiyo kala duwan oo ku yaala magaalada hargeysa kadib markii uu hakad galay imtixaankoodu muddo hal maalin ah muran iyo isqabqabsi soo kala dhex galay arday kadib.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

Gabiley.net