MADAXWAYNAHA DAWLADA DEEGAANKA SOMALIDA ITOOBIYA OO KA HADLAY DHACDADII CIIDAMADDA LIYUU BOOLISKU KA SAMEYEEN GASHAAMO.

Hargaysa(GNN)Madaxweynaha dowlad-deegaanka Soomaalida-Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo haatan booqanaya dalka Australia, ayaa markii ugu Horreysay ka hadlay Weerarkii ka dhacay Degmada Gaashaamo ee lagu laayay dadka badan.

Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar Arrintan kaga hadlay Wareysi Gaar ah oo uu siiyay Laanta Afka Soomaaliga ee Radio SBS Australia,  faahfaahin ka bixiiyay weerarkan, sidii uu u dhacay iyo dadkii waxyeelladu kasoo gaadhay