MAYARKA GABILEYOO SHACABKA SOMALILAND IYO EHELADIISABA KA TACSIYADEEYEY GEERIDA MARXUUN ISKEERSE

Hargeysa(GNN)-Mayarka Gabiley M/Amiin Cumar Cabdi oo ku hadlaya magaciisa iyo ka Golaha Deeganka Gabiley waxa uu dhambaal tacsi ah u Diray guud ahaanba qoyskii,ehelkii,qaraabadii iyo dhamaanba Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxey Marxuum Maxamed Cabdi Aadan(Iskeerse),oo ku geeriyooday Cusbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa.

waxa uu illaahay uga baryey Marxuumka in uu janadii fardawsa ka waraabiyo oo su,aasha qabriga u fududeeyo.

Aamiin           Aamiin          Aamiin