Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigay Cusbitaal Guud Ee Hargeisa.

Hargeisa(GNN):-Siyaasiga Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo ka mid ah siyaasiyiinta somaliland ayaa Saaka la dhigay cusbitaalka guud ee Magaaladda Hargeysa, ka dib markii uu xanuun asiibay.

muj.-boobe

In kasta oo xaaladiisa caafimaad aan laga dayrinayn, hadana waxa ay wararku sheegayaan in boobe yuusuf ducaale la dhigay cusbitaalka guud ee magaaladda Hargeysa halkaas oo lagu dabiibayo.

warbaahinta maxaliga ah qaarkooda ayaa baahiyay in boobe Yuusuf Ducaale uu  u sheegay in uu ka hawl galay sidii loo sii dayn lahaa Xadhiga Dhalinyaro Todobaadadii U Danbeeyey la Xidhay Oo Doonayey In Lasii Daayo,Xanuunka Macaanka Oo uu Qoraagu lahaa ayaa warbaahinta qaarkood sheegayaa in uu ku kacay islamarkaana hadda xaaladiisa caafimaad ay sidii hore ka roontahay.

 

 

Gabiley News Network