TACSI (Inna Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun)

Dhammaan Reer Suufi Jibriil oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dabadiisu waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Marxuum Xaaji Xasan Suufi Jibriil oo 23/06/2016  ku geeriyooday magaalada Hargeysa, waxaanay marxuumka Eebbe uga baryayaan inuu naxariistii jano ka waraabiyo, qabrigana Alle u nuuro, caruurtiisii, ehelkiisii iyo dhaman reer Sufi Jbiriil Ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin