WADAMADDA QADDIYADDA SOMALILAND KA SOO HORJEEDA WAXA KAMID AH DALALKA CARABTA IYO ISLAAMKA DAAWO”MADAXWAYNE SIILAANYO SHALAY IYO MAANTA”

Gabiley(GNN)waa mid kamida hadaladii taariikhda galay ee madaxwayne siilaanyo ku duri jiray dawladaha carabta iyo caalamul islaam wakhtigii madaxwaynuhu hogaaminayay xisbigii muncaaradka ahaa ee kulmiye balse maanta madaxwaynuhu muxuu ku macneeyay heshiiska xukuumadiisu la saxeexatay DP World

 

Gabiley.net

Gabiley Office