Xil.Cibaado Maax Ayaa Deeq Lacageed Soo gaadhsiisay Aabaha Dhalay 15 ka Caruur ah Oo Kunol G. Gabiley.

Xildhibaan Cibaado Maax Ayaa Deeq Lacaged Soo gaadhsiisay Aabaha Dhalay 15 ka Caruur ah Oo Kunol Gobolkani Gabiley Deeqdasi Oo Ay Soo Diren Qaarkamid ah Haweenka Uk
Gabiley(GNN) Xildhibaan Cibaado Maax Cilmi Oo Kamid ah Golaha Deegaanka Gabiley Gaar Ahaana Arimaha Bulshada Ayaa Deeq Lacaged Oo Dhan 200 $ Oo Ay Soo Direen

cibaado maax.1
Qaarkamid ah Haweenka Kunol Dalkan Ingiriiska Gudonsiisay Axmed Daahir Sh Qaasim Muuse Oo Ah Wiilka Dhalay 15 ka Caruur ah Ee Kunol Gobolkani Gabiley
Xildhibaan Cibaado Maax Cailmi Oo Ay Usoo Wakiishen Haweenka soo Diray Lacagtani Haweenkasi Oo Qariyay Magacoda

cibaado maax

Deeqdani Oo Dhanayd 200 $ Oo Dolarka Maraykanka ah Ayaa Waxay Ugu Talo Galeen Inay Ku Caawiyan Fadliga Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Aabo
Axmed Daahir Sh Qaasim Muuse Oo Ah Aabaha Dhalay 15 ka Caruurta Kunol Gobolkani Gabiley Oo Ay Usoo Soo Diren Dumar Kunol Gudo

 

Waxana Wareejinta Deeqdani Ka Hadashay Xildhibaan Cibaado Maax Cilmi Oo Kamid ah Golaha Deegaanka Gabiley Gaar Ahaana Arimaha Bulshada Islamarkaasina Losoo Wakiishay Inay Deeqdasi Gaadhsiso
Aabo Axmed Daahir Sh Qaasim Muuse Oo Ah Aabaha Dhalay 15 ka Caruurta
Waxayna Xildhibaan Cibaado Si Toos ah Ugu Wareejisay Lacag dhan $ 200 Oo Dolar

cibaado maax2

Aabo Axmed Daahir Sh Qaasim Muuse Oo Ah Aabaha Dhalay 15 ka Caruurta
Waxayna Xildhibaan Cibaado Maax Sheetay Inay Haweenka Lacag tani soo Diray Ay Ka Cudur Daarten In La Xuso Magacyadooda Sidokale Isaguna Waxa Ka Mahad Celiyay Deeqdani
Aabo Axmed Daahir Sh Qaasim Muuse Oo Ah Aabaha Dhalay 15 ka Caruurta

Gabiley.Net

Office Gabiley