“Anigu Gurigayga Hargeysa Ku Yaala Ma Tagi Karaayo Sababta Oo Ah…” Maxamed Cumar Carte Oo Meehanaabaya.

July.1,2016-Raysal wasaare ku xigaanka xukumadda xamar Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa hadalo deel qaaf ku ah Somaliland ka sheegay munaasibadii lagu xusayay xalay 1 July, waxaana uu sheegay in dalka Somaliland ay diyar u yihin midnimo.

Sidoo kalena waxa uu sheegay inaanu tagi karayn gurigiisa ku yaala magaalada hargeys ee casimada dalka Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Log11