Daawo 15 Dhakhatiir Ajaanib ah ayaa Cisbitaalka Gabiley In Ka Badan 700 Oo Qof U Fidiayy Adeegyo Caafimad Oo Lacag La aana

Gabiley(GNN) 15 Dhakhatiir Ajaaniba ah islamrkana Ku Takhasusay Xanuunada Kala Duwan ayaa Soo Gaadhay Magalada Gabiley Dhakhaatiirtani Shaqad ay Qabanayeen oo Ahayd inay
Shacabka Reer Gabiley U Fidiyaan Adeegyo Caafimad Oo Lacag La Aana Waxana Ka Faaidaystay Adeegasi Caafimad 700 Oo Qof

Gabiley.Net
Office Gabiley