Daawo Agaasimaha Madaxtoyada Marwo Khadra Xaaji Gaydh Oo Deeq Raashin Iyo Sharaab iskugu Jirta Soo Gaadhsisay Xarunta Agoomaha Gabiley Deeqdasi Oo Ay Soo Dhiibtay Marwada Qaranku

Gabiley(GNN)Daawo Agaasimaha Madaxtoyada Somaliland Marwo Khadra Xaaji Gaydh Oo ay Weheliso Iskuduwaha Xarumaha Agoonta somaliland Oo Deeq Raashin Iyo Sharaab iskugu Jirta Soo Gaadhsisay Xarunta Agoomaha Gabiley Deeqdasi Oo Ay Soo Dhiibtay Marwada Madaxwaynaha Marwo Aamina Waris

Gabiley.Net

Office Gabiley