Daawo Aqoonyahanka Iyo Haldoorka Gobolka Gabiley Oo Jawaab Adag ka Bixiyay Hadalo kasoo Yeedhay Dhalinyaro Reer Awdal ah Iyo Suldan Ibraahin Jaamac Samatar

Gabiley(GNN) Aqoonyahanka Iyo Haldoorka Gobolka Gabiley Oo Maanta shir Jaraaid Ku Qabtay Gabiley Ayaa Jawaab Adag ka Bixiyay Hadalo kasoo Yeedhay Dhalinyaro Reer Awdal ah Iyo Suldan Ibraahin Jaamac Samatar
Waxayna Aqoonyahanka Iyo Haldoorka Gabiley Arintasi Ku Sifeyeen Hadalo Deel Qaaf ah Oo Aan Laga Fiirsan Iyagoo Uga Digay Cidkastoo Waxasi Oo Kale Ku Hadasha Halkan Kaga Bogo warbixintasi Oo Faahfaahsan

Gabiley.Net

Office Gabiley