DAAWO Ardayda Wax Ka Barata Jaamacadaha Magaalada Hargeysa Oo Baaq U Direy Qurba-joogta Somaliland, Xukumadda Iyo Ganacsatada Somaliland

Ardayda dhalinyarada ah ee wax ka barata jaamacadaha magaalada hargeysa oo kulan iskugu yimi ayaa baaq dheer u direy qurba joogta Somaliland, xukumadda Somaliland, bulshada iyo ganacsatada dalka, waxaanay dhalinayaradani ugu baaqeen inay maktabadda qaranka ee National Library oo dhismaheedu gabo gabo ku dhaw yahay ay soo gaadhsiiyaan deeq buugaaga oo bulshada wax akhrida u fududaysa wax akhriska.

Waxaan dhalinyaradan oo iskood isku abaabulay ay ku hawlan yihiin sidii ay u dhamaystiri lahaayeen maktabadda akhriska ee National Libraray.

Log11