Daawo- Dhacdo Aragagax Leh Ciidamada Dabdemiska Oo Ka Warbixiyey Ninkii Gubay Caruurtiisa.

Hargeisa(GNN):-Daawo- Dhacdadan Aragagax Leh Iyo Ciidamada Dabdemiska Oo Ka Warbixiyey Ninkii Gubay Caruurtiisa.
Kadib Markii Ay Ciidamada Dabdemisku Soo Gaadheen Goobtan uu Ka Dhacay Shilkan Naxdinta Badan Ee Oo Ninka Dhalay Saddexdan Caruur Ahi iyo isagiiba Ay ku Gubteen guriga uu dabka ninkani qabadsiiyey ayey ka warameen.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network
Axmed Almis.