Daawo-Gabadha Da’ada Yar ee Haysata Bilada Horumarinta Nabada Adduunka Ayaa Booqatay Xeryaha Dhadhaab.

Kenya(GNN):- Gabadha da’ada Yar ee lagu magacaabo Malala oo Haysata Bilada Horumarinta Adduunka Ayaa Maanta Booqatay Xeryaha Dadka Qaxootiga Ah ee Dhadhaab.