Daawo-Idaacada BBC-da Oo Oo Baahisay Muuqaalka Iyo Codka Ninkii Shalay Isku Qarxiyey Garoonka Muqdisho.

Muqdisho(GNN):- Ninkan shalay weerarka is qarxinta ah Ku Qaaday Agagaarka Gagida Diyaaradaha Ee Magaalada Iyo Muqdisho iyo Xarunta Fadhiisamah Ciidamada Amisom ayaa la baahiyey sawirada iyo codka uu duubay ka hor intii aanu fulin qaraxan, ninkan ayaa kamid Xildhibaanadii hore ee Baarlamaanka Dawalda kumeel gaadhka ah ee somalia.