Daawo-Maayir Caasimada Hargeisa Oo Faahfaahin Ka Bixin Dhul Hore Loogu Eedeyey oo Ay Leedahay Hay’ada WFP.

Hargeisa(GNN):-Maayirka Caasimada Hargeisa Mudane C/raxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco Mar ay Maanta warbaahintu wax ka waydiisay dhul ay leedahay ha’ada WFP inuu ka iibiyey Nin Ganacsade ah ayaa ku jawaabay sidan.

HALKAN KA DAAWO…

HARGEISA SOMALILAND
GABILEY NEWS NETWORK
AXMED ALMIS.