Daawo-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Furay Carwada Jaamacaha Ee Dalka Somaliland.

Hargeisa(GNN):-Carwadan Jaamacaha Oo Sanadkasta Lagu Qabto Dalka Somaliland Ayaa Sanadkan Waxaa Siweyn Usoo Abaabushay Wasaarada Waxbarashada Ee Somaliland  Taas oo ay kasoo wada qayb galeen gabi jaamacada waaweyn ee dalkan somaliland, Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C/raxmaan Saylici ayaa furay Carwada Sanadkan.

HALKAN KA DAAWO FURITAANKA CARWADA JAAMACADAHA EE SANADKAN.