DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan La Qaatay Wafti Uu Hoggaaminayo Safiirka Midowga Yurub U Qaabilsan Somaliland Soomaaliya.

Madaxweynaha Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa kulan la qaatay wafti balaadhan oo uu hoggaaminayo wakiilka midowga yurub u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Hoos ka DAAWO Muuqaalka warkaa

Log11