DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Safar Gaar Ah Ugu Baxay Dalka Turkiga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta safar kadis ah ugu baxay dalka Turkiga

Gabileynews/Hargeysa/Office