Daawo-Ururka Madasha Aqoonyahanka Somaliland Oo Soo Qaban Qaabiyey Xaflad Lagu Taageerayo Mashruuca Dekeda Berbera.

Hargeisa(GNN):- Munaasibada Xafladan Oo Habeenkii Xalay Lagu Qabtay Magaalada Hargeisa Ayaa Ahayd Mise Heersare Ah Loo Soo Agaasimay, iyadoo Qabanqaabada iyo Hirgalinta Kulankan Lagu taageerayo Mashruuca Horumarinta dekeda berbera ay soo agaasimeen ururka Madasha Aqoonyahanka Somaliland, Waxaana Kasoo Qayb qalay, wayeelka iyo waxgaradka dalka, dhalinyarta iyo aqoon yahaynka dalka, sidoo kale waxaa iyana lagu martiqaaday xubno kamida Golaha wasiirada somaliland, faahfaahinta warkan halkan hoose ka daawo.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network
Axmed Almis.