Daawo-Warbixin Daaha Ka Qaaday Xanuuno Dilaa ah oo Ka Dilaacay Dalka Ethiopia.

Ethiopia(GNN):-wasarada caafimadka ee dalka ethiopia ayaa shaaca ka qaaday in 60000kun oo qof uu cudurku ku dhacay sanadkii lasoo dhafay halka uu 44000kun ay u dhintaan sanad kasta Warbixnta ayaa laga sheegay shir loogu talagalay in lagu baraarujiyo dadweynaha oo lagu qabtay Adama.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shirka ayaa diirada lagu saaray xanuunka kansarka ee ku dhaca xubnaha taranka ee raga iyo haweenka. Itoobiya ayaan lahayn awood iyo aqoon lagaula dagaalamo xanuunkan dilaaga ah