Daawo- Wasiirada Madaxtooyada Iyo Qorshaynta Qaranka oo Bulshadu Si Toosa Su’aalo Uga Waydiiyeen Mashruuca Maalgashiga Dekeda Berbera.

Hargeisa(GNN):- Wasiirada Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Mudane Cali Shoombe, Ayaa Shacabka Kala Duwan Si Mugleh Ugu Iftiimiyey Barnaamij Toosa Oo Su’aalo Lagu Waydiinayey Hirgalinta Mashruuca Maalgalinta Marsada Caalamiga Ah Ee Berbera.

HALKAN KA DAAWO BARNAAMIJKA OO FAAHFAAHSAN.

HARGEISA SOMALILAND
GABILEY NEWS NETWORK
AXHMED ALMIS.